Ma noqon wayday wax ka badan intan?

In haweenku sida caadiga ah helaan lacag hawlgab oo ka sii liidata ta nimankooda maaha wax cusub oo la ogaaday. Dad badan ayaa doortay inay indhaha ka qarsadaan xaqiiqada maadaama fikrada mustaqbal faqiir ahi ka bajinayo.

Qaar kale waxay oggolaadaan heshiisyo lacagta hawlgabka oo ah qaali oo aan wanaagsanayn iyagoo aaminsan inay tani xallin doonto dhibaatooyinka oo dhan. 

Laakiin in dhibaatooyinka ku horyaala dib loo dhigo maaha istaraatajiyad wanaagsan. Si kastaba ha ahaatee waxa jira wax baddel u noqon kara. Annika Creutzer, khabiirada dhaqaalaha gaarka oo aad loo yaqaano, waxay ina baraysaa in lala wareego awooda xaaladan iyo lacagta hawlgabka. Iyadu waxay buugan ina dhexmarinaysaa tobanka dabinood ee ay tahay inaad ka fogaato – sida dabinka lammaanaha iyo dabinka shaqada nuska ah. 

  La wareeg awooda dhinaca lacagtaada hawlgabka. Weli maaha xilli dambe!

Att kvinnor i regel får en mycket sämre pension än sina män är ingen ny upptäckt. Många väljer att blunda för verkligheten eftersom tanken på en fattig framtid skrämmer.

Andra tackar ja till dyra och dåliga pensionsprodukter i tron att de ska lösa bekymret.

Men att skjuta problemet framför sig är ingen bra strategi. Det finns trots allt alternativ. Annika Creutzer, känd privatekonomisk expert, lär oss att ta makten över situationen och pensionen. Hon går i boken igenom tio fällor du ska undvika - som parfällan och deltidsfällan.

Ta makten över din pension. Än är det inte för sent! 

  Ta makten över din pension