Lacagta hawlgabka ee la dhaxlo – ammaan loogu talogalay qoyska

Lacagtaada hawlgab ee shaqo uma wanaagsana adiga oo keliya. Waxa kale oo aad haysataa ilaalino dhowr ah kuwaas oo caawin kara qoyskaaga haddii aad geeriyooto.

Qayo ka mid ah lacagta hawlgabka ee la dhaxlo goor kasta way ku jiraan halka kuwa kalena ay yihiin tabbaruc. Waa qaybahan kuwa keena lacagta hawlgabka ee la dhaxlo:

  • Lacagta hawlgabka ee la dhaxlo. Shaqo bixiyahaaga ayaa lacagtan hawlgabka siinaya qoyskaaga haddii aad geeriyooto.
  • Ilaalinta dib u bixinta. Raasamaalkaaga lacagta hawlgabka ee kaydsan waxa la siinayaa qoyskaaga haddii aad geeriyooto.
  • Caymiska nolosha ee shaqada. Haddii aad geeriyooto ka hor da’da 67 sanno waxa qoyskaaga la siinayaa tiro lacag ah oo mar keliya ah. Caymiska nolosha ee shaqada waxa ku jirta tiro lacag oo aasaas ah, tiro lacag oo carruurta ah iyo caawitaanka aaska.

Efterlevandeskydd – en trygghet för familjen

Din tjänstepension är inte bara bra för dig. Du har också flera skydd som kan hjälpa din familj om du dör.

Vissa delar av efterlevandeskyddet ingår alltid medan andra är frivilliga. Det är de här delarna som utgör efterlevandeskyddet:

  • Efterlevandepension. Din arbetsgivare betalar ut pension till din familj om du dör
  • Återbetalningsskydd. Ditt insparade pensionskapital betalas ut till din familj om du dör
  • Tjänstegrupplivförsäkring. Om du avlider före 67 års ålder betalas ett engångsbelopp ut till din familj. I tjänstegrupplivförsäkringen ingår grundbelopp, barnbelopp och begravningshjälp