Xafiiska adeega macmiisha

Waxad goor kasta ku soo dhawaanaysaa inaad wacdo xafiiskayaga adeega macmiisha ee lambarka telefoonka 020-650 500.

Waxanu af-ingiriisi iyo af-iswiidhish kaga jawaabaynaa su’aalahaaga ku saabsan lacagtaada hawlgabka ee dhinaca Lacagta Hawlgabka ee KPA. Waxanu furanahay 8.00-17.00 dhammaan maalmaha caadiga ah.

Wixi su’aalo guud oo dheeraad ah kuna saabsan lacagta hawlgabka waxa kale oo aad wici kartaa adeegayaga luqadaha badan 0771-58 59 11 jawaabna ku helaysaa af-soomaali. Adeegan waxa lagu bixinayaa wada shaqaynta Folksam.

Halkan waxad ka helaysaa shuruudahayaga, alaabooyin qoran iyo foomamka. 

Kundtjänst

Du är alltid välkommen att ringa vår kundtjänst på telefonnummer 020-650 500.

Vi svarar gärna på frågor på svenska eller på engelska. Vi har öppet 7.30-17.00 alla vardagar.

För mer allmänna frågor om pensionen kan du kan också ringa vår flerspråkiga kundservice på telefonnummer 0771-58 59 01 och få svar på bosniska. Servicen erbjuds i samarbete med Folksam.

Här hittar du våra villkor, trycksaker och blanketter.