Waa sidan lacagtaada hawgabku

Lacagtaada hawlgabku waxay ka timaadaa dhowr jihooyin oo kala duwan. Waxaynu u eekaysiinaynaa dhismo saddex xagal u samaysan oo leh saddex qaybood: lacagta hawlgabka guud, lacagta hawlgabka shqada iyo kadyinta lacagta hawlgabka ee gaarka ah. Wadajir waxay isku noqonayaan lacagtaada hawlgabka ee guud.

Lacagta hawlgabka ee guud waa qaybta aad kaydsato dhinaca nidaamka lacagta hawlgabka ee dawladeed. Lacagta hawlgabka shaqada waxad ku kasbanaysaa shaqadaada. Waa shaqo-bixiyahaaga cida bixinaysa lacagahan ku aadan lacagta hawlgabka ee guud iyo lacagta hawlgabka shaqada. Xitaa adiguna waxad ku buuxin kartaa dhinaca kaydin lacag hawlgab oo gaar ahaaneed si loo isleekaysiiyo farqiga ka soo bixi kara dakhliga bishi maalinta aad gasho hawlgabnimo. 

Meeshan minpension.se waxad ka heli kartaa sawir ku saabsan lacagtaada hawlgabka ee guud. 

Lacagta hawlgabka ee KPA ayaa u daryeesha lacagta hawlgabka shaqada qofka ah shaqaale degmo ama gobol. Marka shaqo-bixiyahaagu bixiyo lacagta ku aadan hawlgabkaaga ee anaga na siiyo waxad noo noqonaysaa macmiil. Waxanu  lacagtaada halwgabka u daryeela si kharash hooseysa oo u dhigaynaa marka loo eego qawaaniintayada dhigida ee anshaxa. Ma u baahnid inad ka fikirto wax badan oo intaasi dheer.  

Det här är din pension

Din pension kommer från flera olika håll. Vi liknar den vid en pyramid med tre delar: allmän pension, tjänstepension och privat pensionssparande. Tillsammans blir de din totala pension.

Den allmänna pensionen är den del som du sparar till i det statliga pensionssystemet. Tjänstepensionen tjänar du in till genom din anställning. Det är din arbetsgivare som betalar in pengarna både till den allmänna pensionen och till tjänstepensionen. Du kan också komplettera med ett eget privat pensionssparande för att jämna ut skillnaden som kan uppstå i månadsinkomst den dag du går i pension.

minpension.se kan du få en bild över din totala pension.

KPA Pension har hand om tjänstepensionen för dig som är anställd i kommun eller region. När din arbetsgivare betalar in pengar till din tjänstepension till oss blir du kund hos oss. Vi tar hand om dina pensionspengar till en låg kostnad och placerar dem enligt våra etiska placeringsregler. Du behöver inte fundera över så mycket mer.