Kaydinta lacagta hawlgabka ee gaarka ah waa buuxitaan fiican

Qaar badan waxay doortaan inay lacagta hawlgabka ee guud iyo lacagta hawlgabka shaqada ku buuxiyaan kaydinta lacagta hawlgabka ee gaarka ah. Kaydinta lacagta hawlgabka ee gaarka ah waa mid tabbaruc ah, laakiin si loo helo dhaqaale sii wanaagsan hawlgab ahaan waxa muhiim ah inaan la iloobin qaybtan.

Kaydinta lacagta hawlgabka ee gaarka ah waxay ku siinaysaa faa’iidooyin badan:  

  • Waxad lacag u calaamadinaysaa baahiyada mustaqbalka
  • Waxad yaraynaysaa farqiga caadi ahaan u dhexyeeya weynaanta mushaarkaaga iyo weynaanta lacagtaada hawlgabka ee mustaqbalka

Privat pensionssparande bra komplement

Många väljer att komplettera allmän pension och tjänstepension med ett privat pensionssparande. Privat pensionssparande är frivilligt, men för att få en bättre ekonomi som pensionär är det viktigt att inte glömma den här delen.

Ett privat pensionssparande ger dig många fördelar:

  • Du minskar skillnaden som vanligtvis finns mellan storleken på din lön och storleken på din framtida pension
  • Du kan ge familjen trygghet genom att ordna så att de får dina pensionspengar om du går bort